Channel
Kusoo Dhawaada Asxaapta Halkaan Waxaad Ka heleesaa Aflaam Tayo Leh Oo Ku Qanciya 24/7 Kala Soo Xiriir Halkaan https://wa.me/+252617096099 πOwnerπ @mohastudi0
Updated: 2026-08-31
Hadaan nahay macaamiisha FANPROJ Markaan waa inee codsigeena inoo Tixgeliyaan, waa inee Ciraaq keenaan si kasta ba haku keenaan. Waayo Yash bilaa Ciraaqi Cabdi dhadhan malahan. Raiβ¦
Media post
Media post
Labadan film midkee dooran laheeden Hadi daawo lagu dhaho Wa labo film culus ah
Hore u sheegay inee Sheeko loo daawado uusan Filimka Toxic laheen. Waa Nin naago kadaba cararaayo uun. Shacabka hindida wey iska diideen. 2/5 ayaa la siiyeyπππ
Media post
Team jacel hala Kala baxo labadan film culus kee kula qatarsan Wa labo film sheeko Qatar leh oo blockbuster ah Wana filimo guleestay kee idin la fcn idin la thy idinka ahaan
Hadey geeri ku deysa gabow baan ku daynin,, ninkan ya aqano?π€©π±
No ads indexed yet.
This channel was added to our crawler but no sponsored impressions have surfaced yet. Subscribe below β we will ping you on the first hit.
Tracked since 2026-08-14 Β· first ad check queued